Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Al-Shabaab oo Beeniyey Warar Soo Baxay
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:851
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:350
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:770
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:1247
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:456
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 29 2008
Al-Shabaab oo Beeniyey Warar Soo Baxay
Written by Ali Moallim   
Tuesday, 29 July 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)-Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab Al-Mujaahidiin wuxuu si kulul u beeninayaa hadallo maanta oo Isniin ah 24 Rajab 1429H(29-07-2008M) laga baahiyay qaybaha Warbaahinta gaar ahaan Idaacadaha Maxalliga ah ee Muqdisho, warkaasi oo ku aadan kulamo la sheegay Saraakiil katirsan Mujaahidinta Al-Shabaab in ay degmada Xudur ee gobolka Bakool kula yeesheen Wakiilada Maamulka Ridada u jooga halkaasi.

 

Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab lama kulmaan Kooxaha Ridada,mana la shiraan,magan gelyana ma siyaan iskaba daa anay la heshiiyaane,waxa kaliya ee na dhex mari karaa waa inaan qoorta ka goyno ilaa ay ka toobad keenaan, waayo Nabigaa "Dila Qofkii diintiisa bedela".

 

Waxaanu adkeyneynaa wararka Idaacadaha Muqdisho qaarkood ay baahiyeen ee ku aadan kulamada ka dhacay Xudur waa been aan sal iyo raad toona laheyn,mana jiro sarkaal katirsan dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo la kulmay kooxda Ridada ee Xudur ku sugan,mana jirto cid Xarakada Al-Shabaab katirsan oo wararkaasi Idaacadaha u sheegtay.

 

Xarun walba ee Warbaahineed waxay dusha saaran doontaa masuuliyadda wararka ay baahiso,mana aqbaleyno manhajka Xarakada in lagu waxyeeleeyo af iyo adin sidaasi darteed ha ogaadeen qeybaha war baahinta ee caadeystay inay ku kacaan arimahaas in lala socdo xisaabna ay ka danbeyn doonto.

 

Ugu danbeyn sida uu horay u sheegay Shaykh Abu Mansuur Allaha dhowree Xarakada Al-Shabaab waxay leedahay ilo wareedyo laga xigto akbaartooda sida afhayeenka rasmiga ah ee Xarakada iyo Bogga Internet-ka ay ku leedahay,wixii kasoo hara sida waraaqaha lagu daadiyo suuqyada iyo hanjabaadaha loo soo jeediyo shaqsiyaadka aan waxba galabsan, xarakadu ma qaadeyso masuuliyadda arimahaas.

 

Warbaahinta hadday soo xigato war aanay ka helin ilaha aan soo sheegnay waxaan weydiinsan doonaa Caddeyn ku filan warka ay tebisay haddii la waayo waxaa loo aqoonsan doonaa mid aan ilaalineyn amaanada shaqo isla markaana ka shaqeyneysa sumcad xusmeynta mujaahidiinta.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >